Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dalka Qatar''Sawirro''

0
Monday January 14, 2019 - 16:07:01 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 685
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka oo Xafiiskiisa ku qaabilay Saraakiil ka Socotay Dalka Qatar''Sawirro''

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Maxamuud Al Qasaal iyo Saraakiil ka socotay Taliska Malatariga Dalka Qatar.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa Xafiiskiisa ku qaabilay General Maxamuud Al Qasaal iyo Saraakiil ka socotay Taliska Malatariga Dalka Qatar.

kulanka ayaa looga Hadlay Xariirka iyo Iskaashiga ka dhaxeeya Ciidamada Xoogga Dalka iyo kuwa Qatar.

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/gaas Daahir Aadan Cilmi Indhaqarshe ayaa sheegay in kulanka uu la qaatay saraakiisha ka Socotay Dalka Qatar uu ahaa Mid looga Hadlayay Sidii wada shaqeyn iyo  Iskaashi  Xariir u dhax Mari lahaa  Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya  iyo Ciidanka Dalka Qatar.

General Maxamuud Al Qasaal ayaa Tilmaamay in Qatar ay Soomaaliya ka Caawineyso dhismaha iyo tababarada Ciidamada Qalabka Sida ay Soomaliya.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip