Markabkii loo Diray Qaxootiga Yamen ku Xayiran oo ku Xirtay Mukala
Markab kii loogu talagaya in lagu soo samata bixiyo dadka soomaliyed ku dhibaateysan dalka yeman ayaa gaaray degada mukala ee dalkaasi,
Qusulka safarada soomaliya axmed suudani ayaa shegay in ay maamulka magaalada mulkala iyo guddiga loo xilsaray samata bixinta dadka somaliyeed ee dagaalada kuhayeen dalka yeman in ay kawada hadleen qaabka ugu haboon ee lagu diwaan gelin karo iyo sidii dadka heryaha ku jidha loo kala saari laha dadkaa oo sikugu jidha soomaliya iyo itaabiya,
Dowlada soomaaliya ayaa dadaalo waxey ugu jidhaa sidii muwaadiniinta somaliyeed ee kaga jibaatesan dalka yeman looga soo saari laa mar xalada adage e ay ku jiraan,
markabkan ayaa isbucan waxa uu ka sharecday magalada muqdisho ee caasimada somalia,
Snaradio.net

0 