Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo sheegay in la dilay horjooge kasoo jeeda Ruushka

0
Tuesday August 28, 2018 - 16:05:35 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1482
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 1 0
  • Share via Social Media

    Saraakiisha ciidanka xoogga dalka oo sheegay in la dilay horjooge kasoo jeeda Ruushka

    Ciidamada xoogga dalka soomaaliya gaar ahaan guutada 14 octobar ayaa howlgal ku dilay mid ka mid ah horjogayaasha Ajaanibta ah ee ka tirsan nabadiidka Al-shabaab.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Ciidamada xoogga dalka soomaaliya gaar ahaan guutada 14 octobar ayaa howlgal ku dilay mid ka mid ah horjogayaasha Ajaanibta ah ee ka tirsan nabadiidka Al-shabaab.

horjogaha la dilay ayaa waxa ay saraakiisha ciidanka xoogga dalka ay magaciisa ay ku sheegeen Sheikh C/naasir Asarbajaan waxa uuna u dhashay wadanka ruushka

 

horjogahaani waxaa la sheegay inuu Al-shabaab kaga soo biiray kooxda xuutiyiinta ee ka dagaalanta dalka Yaman.

 

Taliyaha qeybta 12April ee ciidanka xoogga dalka general Cumar dheere oo la hadlay idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in howlgalka lagu dilay horjooge Sheikh C/naasir Asarbajaan laga fuliyay gudaha magaalada marko ee G/shabellada hoose.

 

general Cumar dheere waxa uu sidoo kale uu sheegay in horjogahaani lala dilay dhowr iyo toban horjooge oo ku dhumaaleysanayay gudaha degmada Marko ee G/shabellada hoose.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip