Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay Dhalinyaro ay Maskaxda ka Qaldeen kooxda Al-shabaab.

0
Saturday August 25, 2018 - 20:09:19 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1475
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ciidanka xoogga dalka oo howlgal ku dilay Dhalinyaro ay Maskaxda ka Qaldeen kooxda Al-shabaab.

    Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar fashilmay ku qaaday fariisimo ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka deynuunaay ee gobolka Baay.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ayaa weerar fashilmay ku qaaday fariisimo ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin degaanka deynuunaay ee gobolka Baay.

Ciidamada xoogga dalka ayaa weerarka Al-shabaab kaga dilay in ka badan 8 maleyshiyaad iyadoona ciidamada ay gacanta ku dhigeen hub ay lahayeen kooxda nabadiidka Al-shabaab


General Ibraahim Cali yarrow Taliyaha qeybta 60Aad ee ciidanka xoogga dalka oo la hadlay Idaacada ciidamada qalabka sida ayaa sheegay in maleyshiyaad ka tirsan Al-shabaab ay weerar gaadmo ah ay kusoo qaadeen fariisimo ciidamada xoogga dalka ay ku leeyihiin gudaha degaanka deynuunaay.



Sidoo kale general yarrow ayaa ka hadlay qasaaraha rasmiga ah ee Al-shabaab lagu gaarsiiyay weerarka isagoona sheegay weerarka Al-shabaab looga dilay 8 maleyshiyaad ah


Maleyshiyaadka weerarka lagu dilay Ayuu sheegay ay ahayeen kuwo dhalinyaro ah oo Al-shabaab ay maskaxda ay ka qadeen

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip