Taliyaasha ciidamada Cirka iyo Bada oo shacabka soomaaliyeed ugu tacsiyay geeridii ku timid general Cali baashi .

0
Friday June 15, 2018 - 21:39:41 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2061
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaasha ciidamada Cirka iyo Bada oo shacabka soomaaliyeed ugu tacsiyay geeridii ku timid general Cali baashi .

    Muqdisho(SNARADIO)Taliyaasha ciidamada Bada iyo cirka ee ciidanka xoogga dalka ayaa shacabka soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay allaha u naxariistee general cali baashi xaaji maxamed ugu tacsiyay

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Muqdisho(SNARADIO)Taliyaasha ciidamada Bada iyo cirka ee ciidanka xoogga dalka ayaa shacabka soomaaliyeed gaar ahaan qoyskii iyo qarabadii uu ka baxay allaha u naxariistee general cali baashi xaaji maxamed ugu tacsiyay

Taliyaha ciidanka cirka soomaaliya S/guudto maxamuud sheikh cali dable beylood ayaa dhamaan ciidamada xoogga dalka iyo shacabka soomaaliyeed ugu tacsiyeeyay geeridii ku timid allaha u naxariistee abaandulihii hore ee ciidanka xoogga dalka soomaaliyed S/gaas Cali baashi xaaji maxamed



general maday nuur ufurow taliyaha ciidamada bada ee soomaaliya ayaa waxa uu alle ugu baryay inuu janadii fardowso uu ka waraabiyo general cali baashi xaaji maxamed


Sidoo kale Gudoomiyaha gudiga hanta dhowrka iyo sixida ee ciidanka xoogga dalka general Maxamuud maxamed xasan (Qaafow)  waxa uu shacabka soomaaliyeed iyo qoyskii uu ka baxay general cali baashi ugu tacsiyay isagoona ka sheegay taariikda marxuumka  



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip