Daawo Sawirro Saraakiil ka tirsan CXD oo taba bar loogu soo xiray Turkiga

0
Sunday June 10, 2018 - 00:15:23 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1290
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Daawo Sawirro Saraakiil ka tirsan CXD oo taba bar loogu soo xiray Turkiga

    Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno Soomaali oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo mudo labo sano tababar ku qaadanayay dalka Turkiga ayaa loo soo xeray tababarkii ay ku qaateyn dalka turkiga.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Saraakiil iyo Saraakiil xigeeno Soomaali oo ka tirsan ciidanka xoogga dalka oo mudo labo sano tababar ku qaadanayay dalka Turkiga ayaa loo soo xeray tababarkii ay ku qaateyn dalka turkiga.

Qaar ka mid ah Saraakiisha Soomaaliyeed ee taba barka ugu  soo gaba gaboobay dalka turkiga  ayaa sheegay in aad ugu faraxsan yihiin in tababar ay ku qaataan dalka turkiga  waxa ayna sheegeen in waxa la baray ay ugu shaqeynayaan dalkooda.

 

Dowlada Turkiga ayaa sanadihii dambe waxay taba bar siinayeen ciidamada Xoogga dalka soomaaliya iyadoona ay xusid mudan tahay in turkiga uu soomaaliya ka hirgaliyay saldhig weyn oo lagu tababaro ciidanka xoogga dalka

 

 

   




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip