Gudoomiyaha kooxda Horseed oo kaffaala qaaday Nolosha Cayaaryahankii Maxamed Jibriil (Jurru)

0
Friday January 26, 2018 - 13:29:56 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 5216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 1
  • Share via Social Media

    Gudoomiyaha kooxda Horseed oo kaffaala qaaday Nolosha Cayaaryahankii Maxamed Jibriil (Jurru)

    Gudoomiyaha Naadiga Horseed G/Sare Maxamed Axmed ayaa ka faalo qaaday Nolosha Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Horseed iyo xulka dalkeena Soomaaliya Maxamed Jibriil (Jurru) kaas oo bilihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Gudoomiyaha Naadiga Horseed G/Sare Maxamed Axmed ayaa ka faalo qaaday Nolosha Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Horseed iyo xulka dalkeena Soomaaliya Maxamed Jibriil (Jurru) kaas oo bilihii la soo dhaafay ku xanuunsanaa magaalada Muqdisho.

G/sare Maxamed Axmed ayaa sheegay in uu balan qaadayo daryeelka Cayaaryaahnkii hore ee kooxda Horseed Jurru isaga oo sheegay in ay u samayn doonaan daryeel isugu jira Caaimaad iyo Hooy intaba.

Maxamed Jibriil Jurru oo ka mid ahaa 3 Cayaaryahan oo ka soo baxsatay dalka Itoobiya kuwaas oo kala ahaa Ibraajiim Waaberi iyo Ismaaciil gariile waxaana Jurru uu yahay kan kaliya eek a nool mana dhalin caruur dadna uma Joogo Muqdisho sidaa daraadeed ayuu ugu jiraa dhibaato Caaimaad iyo mid dhaqaale intaba.

Talaabada uu qaaday Gudoomiyaha kooxda Horseed G/Sare Maxamed Axmed  ayaa waxaa siweyn u soo dhaweeyey dadweynaha Soomaaliya iyaga oo ku tilmaamay in uu yahay muwaadin dhab ah kana damqaday dhibaatada haysta Cayaaryahankaas hore iyaga oo ugu baaqay Madaxada kale ee dalkeen in ay qaadaan Talaabadaas oo kale isagana waxaa xusi doona Taariikhda.




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip