
Horjoogihii Maaliyada Al-shabaab oo la Dilay ''Aqriso Magaca Horjogaha
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ku dilay Horjogihii Al-shabaab ee dhanka Maaliyada.
Howlgalka ayaa ka dhacay degmada wala’weyn ee gobolka shabellada hoose kaas oo lagu magacabo Macalin jeele
Macalin jeele ayaa ku sugnaa guri ku yaala degmada wala’weyn
xiliga ay dilyeen ciidamada kumaandooska Soomaaliya
Saraakiil ka tirsan ciidamada danab ayaa Idaacada Ciidamada
qalabka Sida u xaqiijiyay in horjogaha lagu dilay degmada wala’weyn uu ahaa
Madaxii maaliyada Al-shbaab
Saraakiisha ayaa tiwaaxay in howlgalka lagu dilay Horjooge
Macalin Jeele ay si gaar ah u fuliyeen Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya
Horjoogihii Maaliyada Al-shabaab oo la Dilay ''Aqriso Magaca Horjogaha
Ciidamada Kumaandooska Soomaaliya ayaa Howlgal qorsheysan ku dilay Horjogihii Al-shabaab ee dhanka Maaliyada.