Al-shabaab oo rasaaseeyay Gaari Marayay Wadada Taleex

0
Wednesday November 29, 2017 - 10:45:21 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2678
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Al-shabaab oo rasaaseeyay Gaari Marayay Wadada Taleex

    War deg deg ah: Maleesheyiaadka Al Shabaab a oo weerar ku qaaday baabur marayay waddada taleex.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

War deg deg ah: Maleesheyiaadka Al Shabaab a oo weerar ku qaaday baabur marayay waddada taleex.
Warar hor dhac ah ayaa sheegaya in Maleeshiyaadka  Alshabaabka  ay  wearar gaadmo ah maanta ku qaaday baabuur siday dhaqatarad u shaqeeyso isbitaalka  xooga dalka.

Weerarka ayaa  dhacay waqtiga duhuradii waxaana ayna xabado ku fureen gaariga.
Waxaa ilaa iyo haatan la xaqiijiyey in darawalka gaariga uu ku dhaawacmay.
Waxaa lagu soo waramayaa in ciidamada dowladu ay rasaas ku fureen maleeshiyaadka.


Wixii ku soo kordho dhacdadan waan idiin soo gudbin doonaa.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip