Madaxweyne:-Xaaf'' Dhawaan Degaanada Galmudug Al-shabaab waa Laga Xureynaa Cadowga ''

0
Wednesday November 15, 2017 - 18:09:11 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1496
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne:-Xaaf'' Dhawaan Degaanada Galmudug Al-shabaab waa Laga Xureynaa Cadowga ''

    Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducalle Xaaf, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka kasoo jeeda Galmudug, isagoo kala hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin Xoreynta deegaanada Nabad diidka

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Dowlad goboleedka Galmudug, Mudane Axmed Ducalle Xaaf, ayaa maanta kulan la qaatay qaar kamid ah odayaasha dhaqanka iyo waxgaradka kasoo jeeda Galmudug, isagoo kala hadlay arrimo badan oo ay kamid yihiin Xoreynta deegaanada Nabad diidka Alshabaab ay ku dhuumanayaan.

Madaxweynaha, ayaa sheegay in maamulka Galmudug ay ka go’an tahay in xor ay noqdaan deegaanada hadda gacanta ugu jiro argagixisada, waxaana bulshada Soomaaliyeed oo ugu baaqay inay qeyb ka noqdaan dagaalka Nabad diidka lagula jiro.

Nabad diidka Alshabaab, ayaa hadda ku dhuumanaya deegaano tiro yar oo ay kamid yihiin inta u dhaxeysa Galcad, Xarardheer iyo Ceel dheer ookawada katirsan Galgaduud iyo Mudug ee bartamaha Soomaaliya, kuwaasi oo dhowaan la qorsheynayo inay soo galaan gacanta Ciidanka geesiyaasha ah ee Xoogga dalka Soomaaliyeed.






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip