Madaxweyne:-Farmaajo''Ciidamada Xoogga Dalka waxa ay u Taagan Yihiin Cirib Tirka Al-shabaa''Daawo Sawirada

0
Tuesday November 07, 2017 - 14:09:30 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 2793
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Madaxweyne:-Farmaajo''Ciidamada Xoogga Dalka waxa ay u Taagan Yihiin Cirib Tirka Al-shabaa''Daawo Sawirada

    Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaralka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaralka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Mudane Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Maanta Gaaray Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya.

Maxamed Cabdullahi Farmaajo Madaxweynaha Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Xarunta Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya kusoo dhaweeyay ku simaha Wasiirka Difaaca Dalka Ahna Wasiir Dowlaha Difaaca Dalka iyo Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka S/Gaas C/wali Jaamac{Gorod} oo ay Wehliyeen Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaralka Soomaaliya ayaa Salaan sharaf ka Qaatay Cutubyo ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka

Taliyaha Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya S/Gaas C/Wali Jaamac(Gorod)  oo Goobta ka Hadlay ayaa sheegay in ay diyaar u yihiin Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya in Cadowga Al-shabaab laga Saaro Qeybaha ay Dalka ka Joogaan

Ku simaha Wasiirka Gaashaandhigga Ahna Wasiir Dowlada Wasaarada Maxamed Cali Xagaa waxa uu sheegay in Wasaarada Difaaca Dalka ay Diyaarisay qorshaha Al-shabaab Looga Saaraya Dalka

Madaxweynaha Jamuuriyada Fadaralka Soomaaliya Ahna Taliyaha Guud ee Ciidamada Qalabka Sida Maxamed Cabdullahi Maxamed Farmaajo ayaa Hoosta ka Xariiqay in Dalka Xoreyntiisa laga Rabo Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya.

Halkaan Hoose ka Daawo Sawirrada Madaxweynaha 






Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip