Daawo:-Sawirrada Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Bandhigay 20 ka Tirsan Al-shabaab

0
Sunday November 05, 2017 - 18:53:43 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 8439
  • (Rating 1.0/5 Stars) Total Votes: 1
  • 2 0
  • Share via Social Media

    Daawo:-Sawirrada Taliska Ciidanka Xoogga Dalka oo Soo Bandhigay 20 ka Tirsan Al-shabaab

    Maleyshiyaad ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab ayaa lagu soo qabtay Howlgalo ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka sameeyeen Degaano Hoos Yimaada Gobolada shabellaha Hoose iyo shabelllaha Dhaxe

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Maleyshiyaad ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab ayaa lagu soo qabtay Howlgalo ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka sameeyeen Degaano Hoos Yimaada Gobolada shabellaha Hoose iyo shabelllaha Dhaxe

Ku dhawaad Shan iyo Toban ka Tirsan Al-shabaab ayaa lagu soo qabtay Howlgalka ay Ciidamada ka Fuliyeen Degaanada kala ah Daniga ,Basro,Jambaluul, Buulo Barwaaqo  iyo Beerta Shariif Cabdi Naasir.

 

Saraakiil ka Tirsan Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya oo La Hadlay Idaacada Ciidamada Qalabka Sida ayaa sheegay in Howlgalka uu ahaa Mid Qorsheysan ayna Hogaaminayeen Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka iyo Kuwa Mareykan ah

 

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Dalka ayaa Xusay Ragaan ka Tirsan Maleyshiyada Al-shabaab lagu soo qabtay Howlgal ay Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ka Fuliyeen Labada Shabelle

20171104_054754 (1) 20171104_054754 (2) 20171104_054754 20171104_054827 (1) 20171104_054827 20171104_110715 20171104_132906 (1) 20171104_132906 20171104_134825 (1) 20171104_134825 20171104_152917




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip