General:-Koronto oo loo Magacaabay Xil Cusub

0
Friday October 20, 2017 - 16:35:10 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 6529
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    General:-Koronto oo loo Magacaabay Xil Cusub

    Wareegto kasoo Baxday Xafiiska Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Abaandullaha Qeybta 12 April ahna Madaxa Howlgainta loogu Magacaabay Maxamuud Macalin Koronto oo Xilal kala Duwan kasoo Qabtay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Wareegto kasoo Baxday Xafiiska Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa waxaa Abaandullaha Qeybta 12 April ahna Madaxa Howlgainta loogu Magacaabay Maxamuud Macalin Koronto oo Xilal kala Duwan kasoo Qabtay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka.

Qeybta 12 April ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa ka Howlgala Gobolada Banaadir shabellaha Hoose iyo shabllaha Dhaxe

Maxamuud Macalin Koronto ayaa Sidoo kale waxaa loo Dalacsiiyay Darajada S/Guudto isagoona Markii Hore ahaa G/Sar

S/Guudto Maxamuud Macalin Koronto  waxa uu Xilal kala Duwan kasoo qabtay Taliska Ciidanka Xoogga Dalka

Abaandullaha Qeybta 12 April ayaa waxa uu kasoo qeyb qaatay Dagaaladii Al-shabaab looga Saaray Magaalada Muqdisho

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

You have 350 characters remaining.