Dhageyso:-Dagaalkii Bariire oo Al-shabaab lagu Gaarsiiyay Qasaaro kala Duwan iyo Saraakiil Gaartay Bariire

0
Friday September 29, 2017 - 15:16:44 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 4216
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Dhageyso:-Dagaalkii Bariire oo Al-shabaab lagu Gaarsiiyay Qasaaro kala Duwan iyo Saraakiil Gaartay Bariire

    Taliyaha Ciidanka Xoogga Guutada 20 Aad general sheegow Ahmed Cali oo wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada Ciidamada Qalabka sida ayaa waxa uu ka Hadlay Weerarkii Nabadiidka Al-shabaab kusoo qaadeen Degaanka Bariire.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Xoogga Guutada 20 Aad general sheegow Ahmed Cali oo wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada Ciidamada Qalabka sida ayaa waxa uu ka Hadlay Weerarkii Nabadiidka Al-shabaab kusoo qaadeen Degaanka Bariire.

Nabadiidka Al-shabaab ayaa saakay sadax Jiho ka weeraray Degaanka Bariire ee Fariisimo Ciidan u ah Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya

Generaal Sheegow Taliyaha Guutada 20 Aad ee Ciidamada Xoogga Dalka ayaa waxa uu Beeniyay in Nabadiidka Al-shabaab ay Qabsadeen Degaanka Bariire  isagoona Xusay Xaalada Bariire ay Hada Tahay Mid Dagan isla Markaasine ay ku sugan Yihiin Ciidamada Xoogga Dalka

Ciidamada Xoogga Dalka Soomaaliya ayaa Saakay Dagaalkii Al-shabaab kula Galeen Degaanka Bariire kala wareegay Maleyshiyada Hub ka Kooban kuwa Fudud iyo kuwa Culus Sida uu inoo sheegay Taliye Sheegow

Al-shabaab ayaa sidoo kale Dagaalka Looga Dilay Maleyshiyaad Tiradoodu lagu sheegay 18 ka Tirsan Nabadiidka Al-shabaab

Dhanka Kale waxaa Degaanka Bariire Goor dhaw Gaaray Abaandullaha Ciidamada Xoogga Dalka General Cabdullahi Cali Canood iyo Gudoomiyaha Gobolka shabellaha Hoose  




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip