Ku dhawaad 70 ka tirsan maleyshiyaadka ugus oo lagu qaarajiyey howlgalka ciidanka xooga dalka ka salmeyn gobolka gedo

0
Sunday April 16, 2017 - 15:25:03 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1312
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Ku dhawaad 70 ka tirsan maleyshiyaadka ugus oo lagu qaarajiyey howlgalka ciidanka xooga dalka ka salmeyn gobolka gedo

    Taliska Ciiddanka Xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka war bixiyey howlgalo ka dhan ah maleyshiyaadka Ugus,

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliska Ciiddanka Xooga Dalka ee Gobolka Gedo oo ka war bixiyey howlgalo ka dhan ah maleyshiyaadka Ugus,

 howlgalkaan ayaa Isugu jiray weerar dhulka oo ay fuliyeen ciidanka xooga dalka soomaliyeed iyo duqeyn dhanka cirka oo lala eegtay goob ay ku sugnaayeen maleyshiyaada la.shabaab

Taliyaha guutada 9aad qeybta 60aad ee xooga dalka soomalyeed maxamed cadow ali oo la hadlay Idaacada Codka Ciimada Qalabka Sida ayaa sheegay in degaanada takar,dafle,iyo tuulooyin kale jab weyn lagu gaarsiiyey kooxda Ugus iyadoo tiro kor u dhaafeyso 70 dhagar qabbe iyo Hoggaamiyihii kooxda goobta lagu weeraray,

Ciidanka xooga dalka soomaliyeed ayaa markasta u taagan la dagaalka Ugus, degaano dhowr  ah eyey la wareegeen xooga dalka soomaliyeed

Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip