Baarlamaanka Soomaaliya oo Codka Siiye Golaha Wasiirada Cusub

0
Wednesday March 29, 2017 - 13:21:47 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1249
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Baarlamaanka Soomaaliya oo Codka Siiye Golaha Wasiirada Cusub

    Mudanayaasha Baarlamaanka Fadarelka Soomaaliya ayaa Cod Caqlabiyad leh ku Ansixiye Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya uu dhawaan soo Magacabay Reysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Mudanayaasha Baarlamaanka Fadarelka Soomaaliya ayaa Cod Caqlabiyad leh ku Ansixiye Xubnaha Golaha Wasiirada Soomaaliya uu dhawaan soo Magacabay Reysal Wasaaraha Soomaaliya Xasan Cali Khayre

Kulanka Baarlamaanka Soomaaliya waxa Maanta Shir Gudoominaye Gudoomiye ku Xigeenka Koowaad ee Baarlamaanka Soomaali Xidhibaan Cabdi wali Sh Ibraahim Muudey

 

Reysal Wasaare Xasan Cali Khayre ayaa Mudanyaasha ka Hor Jeediye Qudbad uu ugu Hadlayo waxqabka Xukumadiisa Cusub

 

224 Mudane ayaa Codka Kalsoonida Siiye Halka 15 ay diiday in Codka Kalsoonida ay Siyaan waxaana ka Aamusay Laba Xildhibaan

 

Gudoomiyaha Maxkamada Sare Dalka Dr Ibraahim Iide Suleymaan ayaa Dhaariye Wasiirada Cusub ee Soomaaliya

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip