Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ee ka qeyb qataan Dhisamaha Ciidanka Cirka

0
Thursday July 28, 2016 - 10:25:16 in Wararka by Mustaf Xuseen
  • Visits: 1522
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya oo shacabka Soomaaliyeed ugu baaqay in ee ka qeyb qataan Dhisamaha Ciidanka Cirka

    Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya S/Guuto Maxamuud Sh Cali Dable Baylood oo Wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Ciidamada Cirka Soomaaliya uu yahay Ciidanka ugu weyn Difaaca Dalka.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Taliyaha Ciidanka Cirka Soomaaliya S/Guuto Maxamuud Sh Cali Dable Baylood oo Wareysi Gaar ah Siiyay Idaacada Ciidamada qalabka Sida ayaa sheegay in Ciidamada Cirka Soomaaliya uu yahay Ciidanka ugu weyn Difaaca Dalka.

Ciidanka Cirka Soomaaliya ayaa la aas asay 15 -02-1960 waxa uuna lahaa Diyaarado qalabka sigaarsiinta hawada Ciidanka ayaa u dhameestirnaa Sanadooda waxa ayna lahayeen Tababaro joogta ah

 

Taliyaha Ciidanka Cirka Maxamuud Sh Cali  ayaa shacabka soomaaliyeed iyo Ganacsada ugu baaqay in ee ka qeyb qaataan dhisamaha Ciidamada Cirka uu wado Taliska Ciidanka cirka waxa uuna Xusay in hada dhalinyaro badan eek u qaadanayaan in loo tababaro Ciidamada Cirka

 

Maxamuud Sh cali ayaa sheegay in Ciidanka Cirka uu ku bur buray Dagaaladii sokeeye ee Dalka ka dhacay isagoona balan qaaday in ee wadaan dhisamaha Ciidamada Cirka

 




Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip