
Reysal Wasaare Sharmaake''''Ciidan kasta oo la keeno Dalka Ma sugi karaan Amniga Hadii aanan La helin Shacabkii la shaqeen lahaa''''
Mudane Cumar C/rashiid Cali, ayaa sidoo kale wuxuu xusay ciidamada midowga Africa iyo ciidamo kasta oo la keeno dalka Soomaaliya aysan waxba ka qaban karin amniga hadii aysan sugin dadka Soomaaliyeed oo la shaqayn laamaha Amnmaanka gobolka Banaadir.
Raysal
wasaaraha Dalka ayaa dhankale wuxuu ka
tacsiyeey intii ku dhimatay Falalkii arggexsada al-shabaab ee qaadeen hoteelada
iyo goobaha meherada ah ee waxyeeladu kasoo gaartay wuxuuna sheegay inay
dhawaan soo qabanayaan cidkasta oo gacan ka gaysatay dilkaasi maxkamada ay hor
imaanayaan.
Hadalka
Reysal wasaaraha ayaa kusoo beegmaya iyadoo ciidamada Amaanka ee dowlada
fadarelka Soomaaliya dar dar galieem Howlgalada lagu sugayo Amaanka Caasimada
Magaalada Muqdisho
Reysal Wasaare Sharmaake''''Ciidan kasta oo la keeno Dalka Ma sugi karaan Amniga Hadii aanan La helin Shacabkii la shaqeen lahaa''''
Raysal wasaarada dawlada federalka Soomaaliya Cumar C/rashiid Cali Sharmaake, ayaa wuxuu shacabka Soomaaliyeed ka codsaday in ee la shaqeyaan xukuumadiisa mudda ay joogto si amniga guud dalka loo sugo.