Wasaarada Waxbarashada Xukumada Fadareelka Soomaaliya oo Bilaabday Qaadista Imtixaanka shahaadiga
Waxaa maanta qorshuhu uu yahay in ardayda Soomaaliyeed ay u fariistaan qaadita imtixaanaadka mideysan ee dugsiyada sare ee dalka, kaasi oo ay qaadeyso wasaarada waxbarashada Soomaaliya.
Ardayda ayaa imtixaanka ku gali doona goobo ay u diyaarisay dowlada iyadoo laga shaqeeyey hanaanka ardaydu ay u galayaan imtixaanada.
Wasaarada waxbarashada masuuliyiin katirsan ayaa la socon doona qaabka loo qaadayo imtixaanada iyo guud ahaan sda ay wax u dhacayaan, si hab sax ah oo nidaamsan ay u ugu galaan ardayda imtixaankooda.