John Obi Mikel Oo Doonaya Inuu Isaga Tago Chelsea

0
Tuesday March 29, 2016 - 16:35:25 in Ciyaaro by Mustaf Xuseen
  • Visits: 4836
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    John Obi Mikel Oo Doonaya Inuu Isaga Tago Chelsea

    Burburiyaha xulka Nigeria John Obi Mikel ayaa ka fakari doona inuu isaga tago Chelsea marka uu dhamaado xagaagan hadii aan loo balan qaadin boos joogto ah.

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Burburiyaha xulka Nigeria John Obi Mikel ayaa ka fakari doona inuu isaga tago Chelsea marka uu dhamaado xagaagan hadii aan loo balan qaadin boos joogto ah.

Sida ay fahantay Goal.com, Antonio Conte ayaa doonaya inuu sadex xidig oo khadka dhexe ah kusoo kordhiyo kooxdiisa sidoo kalana uu goor hore booqday xerada tababarka Blues ee Cobham.

Mikel heshiiska uu kula jiro Chelsea wuxuu dhacayaa 2017, balse xidigaan reer Nigeria ayaa isku diyaarinaya inuu isaga tago Stamford Bridge.

Ugu dambeyntiina Mikel ayaa haatan ah udub dhexaadka kooxda tan iyo markii uu Hiddink kooxda la wareegay balse dhibane ayuu ahaa waqtigii Jose Mourinho.



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip