LIONEL MESSI OO SHEEGEY IN UU WALIGIISA KA TAGIDOOONIN BARCELONA

0
Tuesday March 29, 2016 - 08:32:53 in Ciyaaro by Mustaf Xuseen
  • Visits: 5978
  • (Rating 0.0/5 Stars) Total Votes: 0
  • 0 0
  • Share via Social Media

    LIONEL MESSI OO SHEEGEY IN UU WALIGIISA KA TAGIDOOONIN BARCELONA

    Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo Xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayaa Hoosta ka Xariiqay in uusan Weligii ka dheeli doonin Horyaalada England iyo Talyaaniga laakiin ay Jirto koox aan Barcelona ahayn oo uu kabaha isaga siibi doono aaqirka Cayaa

    Share on Twitter Share on facebook Share on Digg Share on Stumbleupon Share on Delicious Share on Google Plus

Weeraryahanka kooxda Barcelona iyo Xulka qaranka Argentina Lionel Messi ayaa Hoosta ka Xariiqay in uusan Weligii ka dheeli doonin Horyaalada England iyo Talyaaniga laakiin ay Jirto koox aan Barcelona ahayn oo uu kabaha isaga siibi doono aaqirka Cayaarihiisa.

Lionel Messi oo dhawaan ay soo baxaday in Macalinkiisii hore ee Pep Guardiola uu doonayo in uu geeyo Manchester City ayaa beeniyey Wararkaas Waxa uuna yiri Waxaan doonayaan in aan Barcelona Wax badan sii joogo aaqirkana aan kabaha kusiibo Kooxda Magaaladeyda ee Newell’s Old Boys.

Cayaaryahanka dalka Argentina oo Waraysi siiyey MBC TV ayaa Waxaa uu leeyahay Madoonayo Lacag iyo Magac kaweyn inta uu hada haysto isaga oo sidoo kale muujiyey Xushamada uu u hayo Barcelona oo ah Naadigii uu ku soo bar baaray





 

 

 



Leave a comment

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip

  Tip